Ruushka oo ku dhaqaaqay talaabo laga cabsi qabo iney ka careysiiso Maraykanka

Dowlada Ruushka ayaa magaalada Moscow ku xiray muwaadin Mareykan ah oo ay ku eedeeyeen inuu basaas yahay. Hay’adda Adeega Amniga Federaalka Ruushka ee FSB ayaa maanta soo saartay bayaan ay ku sheegtay in Paul Whelan la xiray 28-kii December “isaga oo fulinaya ficillo jaajuusnimo” Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Paul lagu wado baaritaan … Continue reading Ruushka oo ku dhaqaaqay talaabo laga cabsi qabo iney ka careysiiso Maraykanka